Degmada Oodweyne ee gobolka Togdheer iyo degaanada hoos yimaada ayaa waxaa ka jira biyo la’aan, abaar iyo cudurro ku dhacay nicmooleeyda gaar ahaan ariga.
Mas’uuliyiinta maamulka la baxay Soomaliland ugu magacaaban deegaanadaasi ayaana qiray xaaladda halkaasi kajirta.
Halkii ay ahayd iney dadweynuhu barayaan Rabbigooda si uu dhibaatooyinkan uga dulqaado, waxay durbaba mas’uuliyiinta billaabeen iney baaq udiraan hay’adaha shisheeye ee ku sugan deegaanadaasi, oo ka shaqeeya hagar daamada shacabka dhibanayaasha ah.
Halkaan ka Degso Warka Gobalka Togdheer