Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsBiyo la'aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoosyimaada Magaalada Baydhabo.

Biyo la’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoosyimaada Magaalada Baydhabo.

Qaar kamid ah dadka kunool deegaanno hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa ka cabanaya biyo la’aan heysata, sababo ku aadan jiilaal adag oo halkaas ka jira.

Dadkan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney biyaha kasoo dhaansadaan dhul ka fog halka ay deganyihiin, inta badan warihiina ay gureen.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.