Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsBooliiska Jarmalka oo Dalkaas ku Dilay Nin Kasoo Jeeda Dalka Afghanistaan.

Booliiska Jarmalka oo Dalkaas ku Dilay Nin Kasoo Jeeda Dalka Afghanistaan.

Nin 26 jir ah oo udhashay dalka Afqaanistaan ayey Booliska dowladda Jarmalka ku dileen wadankaasi kadib Markii ay Dhisme u uku jiray weerar ku qaadeen.

Dilka ninkan ayaa shalay oo Jimco ahayd ka dhacay magaalada Shumbik oo ku taalla Bariga wadanka Jarmalka, waxaana kaliya ninkan lagu weeraray inuu ugoodiyay qof udhashay awadankaasi sida hadalka loo dhigay.

Booliska laftooda ayaa ku andacooday in markii ay goobta ninku ku sugnaa tageen uu iyagana u goodiyay, waxayna sheegeen inuu ku hubeysnaa mindi sida ay sheegeen, hase ahaatee waxay uyeerteen ciidamo gaar ah oo iyaga katirsan rasaas ayey ku dhufteen, taasoo keentay inuu dhinto.

Askarta Jarmalka ayaa si kas ah udilay ninkan Afqaaniga ah, maadaama dhiigga dadka Muslimiinta ah iney daadiyaan agtooda ka fududahay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.