Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsBulshada Muqdisho oo Loo Ciqaabay Soo Dhaweynta Xasan Sheekh ee Abiy Axmed.

Bulshada Muqdisho oo Loo Ciqaabay Soo Dhaweynta Xasan Sheekh ee Abiy Axmed.[DHAGEYSO]

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Xabashida Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu si diirran ugu soo dhaweeyay Xasan Sheekh oo ah madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa shalay iyo maanta kadeed adag loo marsiiyay, booqashada uu Abiy ku yimid caasimadda, waxaana dad badan ay aad uga caroodeen in Itoobiya oo horay uu Xasan u sheegtay inuu cadow u arko maanta lagu soo dhaweeyo Muqdisho.

Halkaan ka Degso Xogta Booqashada Abiy Axmed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.