Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsBuuq Markale Hareeyay Kulan ay Muqdisho ku Yeesheen Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka.

Buuq Markale Hareeyay Kulan ay Muqdisho ku Yeesheen Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka.

Markale buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay kulan ay maalintii shalay isugu yimaadeen golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka.

Xillibaan Jiley oo katirsan baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa sheegay, in xillibaannadu ay iska ansixiyaan waxaaney akhrin oo aaney ka warheynin, isagoo tusaale usoo qaatay heshiiskii dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Turkiga.

Aadan Madoobe ayuu ku eedeeyay inuu jebiyay xeerka baarlamaanka, arintaas ayuuna Aadan Madoobe iska diiday.

Halkaan ka Degso Warka Buuqa Xildhibaannada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.