Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsCabdi-Casiis Laftagareen oo Qiray in Saraakiil Looga Dilay Weerar ka Dhacay Duleedka...

Cabdi-Casiis Laftagareen oo Qiray in Saraakiil Looga Dilay Weerar ka Dhacay Duleedka Xudur.

Hogaamiyaha maamulka la baxay Koonfur Galbeed ayaa maanta ka hadlay askartii iyo saraakiishii looga dilay duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Laftagareen ayaa qirtay khasaaraha culus ee la gaarsiiyay ciidankiisa, wuxuuna sheegay iney ku waayeen saraakiil, saraakiil xigeeno iyo askar.

Wuxuu kaloo hadalkiisa ku daray xanuunka ay ku reebtay arrintaasi.

Halkaan ka Degso Warka Laftagareen

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.