Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsSawirro Hordhac ah oo Laga Helayo Daagalkii Saaka ka Dhacay Awdheegle.

Sawirro Hordhac ah oo Laga Helayo Daagalkii Saaka ka Dhacay Awdheegle.

Ka gadaal markii saakay dagaal culus uu ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Sh. Hoose, gacan ku haynta magaaladana ay si buuxda ugla wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaa halkaasi ka imaanaya sawirro kala duwan.

Sawiradan ayaa muujinaya sida ay saakay halkaasi wax uga dhaceen, waxaana halkaana lagu arkayaa saldhigyadii ciidanka Dowladda Fedaraalka oo ay si buuxda ula wareegeen ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Hadaba si aan wax uga ogaano waxaa inoo sharxaya Cabdullaahi Soomaali.

Halkan ka Degso Faahfaainta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.