Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsDaawo Muuqaal Cusub: Nus Qarni Kadib Shuhadadii Suurat An-Nisaa.

Daawo Muuqaal Cusub: Nus Qarni Kadib Shuhadadii Suurat An-Nisaa.

Muddo 50 sano ah ayaa kasoo wareegatay maanta oo kale markii uu Maxamad Siyaad Barre dilay 10 Culimo ah oo kasoo horjeesatay xadgudubkii uu diinta ku sameeyay.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa caawa baahisay muuqaal mug leh, kaaas oo looga qisoonayo dhacdadaas.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.