Goobihii xalay ay duqeymaha cadawtoyo la beegsadeen diyaaradaha Itoobiya iy dadkii ay wax ku gaareen ayaa lagu arkayaa sawirada hoos idinkaga muuqda.
Sawirradan ayaa cadeyn ku filan u ah falka ay ku ka kacday Itoobiya iyo ujeedada laga damacsanaa oo ah, in la baabi’iyo magaalooyinka ay dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, marrastana la xasuuqo.
Hoos ka daawo sawirrada oo dhameestiran, ishaadana kaga bogo sidey xalay wax uga dhaceen Jilib.