Monday, March 3, 2025
HomeMuuqaalloDaawo: Taxanaha Bakool- Qeybta 04-aad Magaalada Garasweyne.

Daawo: Taxanaha Bakool- Qeybta 04-aad Magaalada Garasweyne.

Taxanaha Bakool, wuxuu diiwaangelinayaa safar shaqo oo Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ku martay deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka Bakool qeybaha lagu maamulo Shareecada Islaamka.

Xalqada afaraad waxaan kusoo gudbineynaa magaalada Garasweyne, halkaas oo uu ka jiro horumar kala duwan.

Halkan ka daawo.

 

RELATED ARTICLES

5 COMMENTS

  1. asalaamu alaikum w. w
    waad salaaman tihiin maamulka alfurqaan, howsha wanaagsan ee aad uma uhaysaan.
    waxaan idiin sheegayaa inaan ladhegaysan karin oo marka lagu dhufto uusan soo baxayn Taxanaha Bakool dhamaantood ikhwaanii hagaajiya umada bddaa kutaxan aan ka mid ahayn,
    kheyr alaha idin siiyo
    Adam Ali degan sweden

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.