Dhismahan oo ka koobnaa 7 dabaq islamarkaana ku yaalla magaalada Rongo ee katirsan ismaamulka Migori ee wadanka Kenya, ayaa soo dubay isagoo wali dhismihiisu socdo, waxaa ku dhaawacmay 3 ruux, halka ruux kale oo ku sugnaa goobta dhismuhu kusoo dumayna la la’yahay.
Dhacadadan ayaa wali baaritaankeedu socdaa, waxaana suurgal ah iney la helo macluumaad kale oo dheeri ah.