Magaalada Muqdisho waxaa xargaha goostay dhulboobka iyo marakicinta lagu hayo dadka ku nool gobalka Banaadir, taaas oo ay geysanayaan masuulyiin katirsan Dowladda Fedaraalka.
Dadka ku dhaqan halka loo yaqaanno Hotel Taleex ee degmada Hodan ayaa sheegay, in habeen waliba loogu hanjabo in dil iyo barakicin lagu samen doono.