Duleedka deegaanka Laba-garas ee gobalka Sh-dhexe ayaa maanta mar kale waxaa ka dhacay dagaal lagu jabiyay maleeshiyaadka Bangaraf ee uu Mareykanku tababartay,
Malleeshiyadan ayaa waxaa dagaalka looga furtay gaari C/Bile ah, waxaana sido kale jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo la gaarsiiyay askartooda.
Hadaba halkan hoose ka dhegeyso faahfaan ku aaddan dagaalkan.