Saturday, March 15, 2025
HomeAll NewsDagaallada Socda iyo Dowrka Warbaahinta Al-Shabaab iyo Tan Dowladda Fedaraalka.

Dagaallada Socda iyo Dowrka Warbaahinta Al-Shabaab iyo Tan Dowladda Fedaraalka.[FALANQEYN]

Falanqeyntan ayaa soo badhigeysa sida ay labada dhianc ugu kala duwan yihiin dhanka warbaahinta iyo cidda ku horreysa tebinta xogaha ka imaanaya fagaaraha dagaalka.

Saameynta mu’asasada oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sido kale gilgishay xarumaha Dowladda Fedaraalka, sida ay falanqeyntan lagu sheegayo.

Halkan hoose ka dhegeyso Falanqeynta.

Halkan ka Degso Falanqeynta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.