diintaWararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay horumar ballaaran ka sameeyeen, dagaallada iyo howlgallada ay ka wadaan gobolkaas maalmihii lasoo dhaafay.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta, deegaanka lagu magacaabo War Ciise oo qiyaastii 25km u jira magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.
Dadka deegaanka ayaa si diiran usoo dhaweeyey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana hadda socda kalimaad loo jeedinayo dadka deegaanka.
La soco hadba wixii soo kordha.