Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Biyo Cadde.

DEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Biyo Cadde.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gebi ahaanba la wareegay, gacan ku heynta deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu ka dhacay dagaal culus.

Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugnaa deegaanka ayaa dagaal culus kadib, waxay isaga baxeen magaalada, waqti xaadirkanna waxaa gacanta ku haya Biyo Cadde ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

La Soco wixii soo kordha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.