Friday, March 14, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 07-09-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 07-09-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay dagaalka mudada ku dhaw 20 sano ka socda Soomaaliya iyo waxa uu salka ku hayo, waxaana soo jeedinaya Cabdifataax Maxamed Qaasim.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 14-03-2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.