Tuesday, March 4, 2025
HomeBarnaamijyoDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 19-06-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 19-06-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay khilaafka ka dhexeeya maamul goboleedyada iyo Dowladda Fedaraalka iyo caqabadaha Xasan Sheekh kasoo wajahay dagaalkii uu kol hore ku dhawaaqay, waxaana marti ku ah qaar kamid ah waxgarad gobolka Jubada Hoose, iyo mid kamid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.

Halkan ka Degso Diiradda Jimcaha 20 12 2024.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.