Xilli Qabyaaladdu ay dhibaato ba’an ku heyso guud ahaan Muslimiinta caalamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee walaalaha ah, dalkana ay ka socdaan colaad beeleedyo ay hurinayaan Shisheeyaha iyo maamulllada ku daaban, ayaanu isku howlnay soo gudbinta barnaamij si qota dheer uga hadlaya dhibaatada qabyaaladda.
Barnaamijkan ayaa waxaa ka qeybgalaya culimo, waxgarad iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, kuwaasoo dhamaantooda isla qiraya iney Qabyaaladdu Qurun tahay, ayna bulshada Soomaaliyeed la gudboontahay iney ka dheeraadaan.
Halkan kala deg Barnaamij Gaar ah- Qurunka Qabyaaladda 04
–DHAMAAD–