Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada wuxuu dhageystayaashiisa inta lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, maadaama bishan ay tahay bishii Quraanka, uu soo gudbin doonaa, duruus muhiimad gaar ah xambaarsan oo uu horey u jeediyay sheikh Khaalid Baadharfi Raximahullaah, oo kamid ahaa culimada caamiliinta ah, kuna geeriyooday dalka Yemen, duruustaas oo ku biireysa duruusta Qur’aaniga ah.
Halkaan ka Degso Taxane-Ta’amulaat- Sheekh Khaalid Baadarfi 01