Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsDhagayso: Taxane Guul-Sidayaashii Islaamka- 02.

Dhagayso: Taxane Guul-Sidayaashii Islaamka- 02.

Muda kusiman 23 sano ayuu Rasuulka Salla-llaahu caleyhi wasallam waday faafinta dacwada Islaamka, isagoo adeegsanaya Seyf iyo sinaan labadaba, waxaana madarasadiisa kasoo aflaxay kumanaan Saxaabo ah, oo ahaa jiil fariid mar la arag ah, kuwaasoo iyaguna dhankooda barbaariyay jiil waxbadan ka shabahayay.

Hadaba si aanu u waarinno halyeynimada iyo haldoornimada ay ku tilmaamnaayeen jiilkaas, si gaar ah marka laga hadlayo jaanibka Jihaadka iyo halganka, ayaanu diyaarinay taxane aan ugu magacdarnay “ Guul-Sidayaashii Islaamka”, kaasoo ku baxaya barnaamijka Dhacdooyinka Dunida inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Kusoo dhawaada xalqada 02aad ee taxanahan, oo uu halkan kasoo jeedinayo walaalkeen Cabdalla Mukhtaar.

Halkan kala deg- Taxane- Guul-Sidayaashii Islaamka- 02

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.