Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 01-09-1446 oo waafaqsan 01-03-2025, warka Subax waxaa soo jeedinaya Haashim CabdiNaasir.