Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 06-09-1446 oo waafaqsan 06-02-2025, warka Subax waxaa soo jeedinaya Haashim CabdiNaasir.