Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 10-06-1446 oo waafaqsan 11-12-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
Halkaan ka Degso Warka Subax 11 12 2024