Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 13-09-1446 oo waafaqsan 13-02-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/Raxmaan Badar.