Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 14-08-1446 oo waafaqsan 13-02-2025, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.
Halkan ka Degso Warka subax 13-2-2025.