Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 29-05-1446 oo waafaqsan 01-12-2024, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.