Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 10-09-1446 oo waafaqsan 09-03-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamad Ciise.
Halkan ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 09-03-2025.