Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 16-09-1446 oo waafaqsan 15-03-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Yaasir Cabdalla.
Halkaan ka Degso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 15-03-2025