Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 23-05-1446 oo waafaqsan 24-11-2024, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Haashim C/Naasir.
Halkan ka Degso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 24-11-2024