Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 29-08-1446 oo waafaqsan 27-02-2025, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamad Ciise.
Halkaan ka Degso Barnaamujka Dhuuxa Waresiyada 27-02-2025