Iyadoo ay maalmo qura inooga harsan yihiin bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa waxa ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan idiin soo gudbineysaa duruus iyo muxaadaraad ku saabsan bisha Ramadaan.
Waxaa duruustaasi kamid ah Duruus Ramadaani ah oo uu jeedinayo Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah culimada.