Iyadoo ay maalmo qura inooga harsan yihiin bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa waxa ay Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan idiin soo gudbineysaa duruus iyo muxaadaraad ku saabsan bisha Ramadaan.
Waxaa duruustaasi kamid ah Duruus Ramadaani ah oo uu jeedinayo Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah culimada.
Halkaan ka Degso Dersiga 6-aad Bisha Ramadaan