Ta’amulaat lagu sameynayo Suuradaha An-Nuur iyo Al-Xujaraat, kuwaas oo kamid ah suuradaha ay ku badanyihiin towjiihaatka Aadaabta iyo Tarbiyada, iyo sida ugu haboon ee qofka muslimka ahi ula falgalayo dhacdooyinka, fitanta iyo Ibtilaa’aatka, waa duruus uu akhriyay sheekh Khaalid Baadarfi Raximahullaah, kuwaaas oo aan inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan idin kugu soo gudbin doonno Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada insha’allaah.