Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Goosgooska Barnaamij Cusub oo ay Baahin Doonto Warbaahinta Al-Furqaan.

Dhageyso: Goosgooska Barnaamij Cusub oo ay Baahin Doonto Warbaahinta Al-Furqaan.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa dhawaan baahin doonta barnaamij gaar ah oo muhiim ah, kaas oo uu ciwaankiisu yahay “Imaaraatka Carabta Ableyda Reer-Galbeedka”.

Barnaamijka ayaa soo gudbin doona xogo iyo macluumaad muhiim ah oo daaha ka feydaya wajiga dhabta ah ee Dowladda Imaaraatka Carabta, iyo kaalinta ay xukuumadaani ku leedahay duullaanka lagu soo qaaday wadamada Muslimiinta.

Halkaan ka Degso Goosgooska

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.