Warbaahinta Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda leedahay meel walbo oo aduunka ka joogaan Ramadaan Mubaarak, Allaah waxaan weydiisanaynaa inuu na waafajiyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan.
Inta lagu guda jiro bishaan waxaan dhageystayaasheenna ugu tala galnay duruus Ramadaani ah, waxaana duruustaasi kamid ah kitaabka Soonka iyo AKhlaaqda, waxaana soo jeedinaya Sheekh Cabdiwali Muudey.