Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu kubeegantahay 02-09-1446 oo waafaqsan 01-03-2025, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Cabdalla Mukhtaar.