Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 24-05-1446 oo waafaqsan 25-11-2024, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
Halkan ka Degso Warka Habeen 25 -11 -2024