Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isiniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 25-08-1446 oo waafaqsan 23-02-2025, Warka habeennimo waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.
Halkan ka Degso Warka Habeen 23-02-2025.