Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsDhulgariir Gilgilay Qeybo Kamid ah Itoobiya & Dhulka Soomaali-galbeed ee Gumeysiga ku...

Dhulgariir Gilgilay Qeybo Kamid ah Itoobiya & Dhulka Soomaali-galbeed ee Gumeysiga ku Hoos Jira.

Meelaha ay dhulgariiradu ka dheceen waxaa kamid ah meel u dhow meel u dhow magaalada Qabridahar ee dhulka Soomaaligalbeed, halkaas oo uu ka dhacay Dhul-gariir culus oo cabbirkiisu yahay 5.1 riktar, waana markii ugu horreysay ee Dhul-gariir noocan ah uu ka dhaco halkaas.

Waxa kale oo saqdii dhexe ee habeenkii xalay dhul-gariiro ka dhaceen magaalooyinka Addis Ababa, Awash, Metahara, halka sidoo kale dhulgariir laga soo sheegay magaalada Diridhaba ee kamid ah dhulka SOomaaligalbeed ee kujira gumeysiga Itoobiya.

Waxaa sidoo kale laga soo sheegay in dhulgariirku soo gaaray deegaanno dhaca xadbeenaatka kala qeybiya Soomaaliya iyo dhulka Soomaaligalbeed ee Itoobiya gumeysato.

Hay’adda la socodka Dhul-gariirka iyo foolkaaneyaasha ayaa xaqiijisay dhul-gariirradan.

Halkaan ka Degso Warka Dhulgariirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.