Maalintii shalay oo Isniin ahayd waxaa gobollada kala duwan ee dalka Mareykanka ka dhacay, banaabaxyo looga soo horjeedo Siyaasadda cusub ee uuTrump la yimid Aqalka Cad.
Dibadbaxyadan oo ah kuwo abaabulan, ayaa magaalooyinka ay ka dhaceen waxaa kamid ah magaalada caasimadda uah dalkaasi ee Wanshington, halkaasoo dadku ku hor banaanbaxayeen xarunta waxa loogu yeero Baarlamaanka Mareykanka.
Waxay wateen mudaaharaadayaashu booror ay ku qoran yihiin halku dhigyo ka dhan ah Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka.
Trump ayaa sido kale Mucaaradnimo kala kulmaya dhanka Xisbiga dimuquraadiga Mareykanka, waxayna ku arkaan Ameerikaanku Trump nin waddo qaldan ku hogaaminaya.