Friday, March 14, 2025
HomeAll NewsDiyaarada Egypt Air oo Hakisay Duulimaadyadii ay ku Iman Jirtay Muqdisho.

Diyaarada Egypt Air oo Hakisay Duulimaadyadii ay ku Iman Jirtay Muqdisho.

Masar ayaa kusoo biirtay liiska diyaaradaha joojiyay duulimaadiyadii ay ku imaanjireen magaalada Muqdisho.

Egypt Air oo ah diyaarad laga leeyahy wadanka Masar ayaa shalay hakisay, duulimaadkeedii Muqdisho iyadoo joojinta safarkeeda ku wargelisay rakaabkii ay soo qaadi lahayd.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli diyaaradaha qatar airways Turkish Airlines horay ujoojiyeen, duulimaadiyadii ay ku imaanjireen Soomaaliya sababo la xiriira digniin kasoo baxday safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, oo ku addaneyd in weeraro ay fuliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka dhicikaraan goobo kamid ah caasimadda Muqdisho.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.