Friday, March 14, 2025
HomeAll NewsDoomo ku Qallibmay Badda Cas ee Marta Jabuuti iyo Yemen. .

Doomo ku Qallibmay Badda Cas ee Marta Jabuuti iyo Yemen. [Dhagayso].

Hay’ad taabacsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay iney 4 doomood oo tahriibayaal saarnaayeen ku qallibmeen badaha mara Yaman iyo Jabuuti.

Labo ruux ayaa dhintay 186 kalena waa la la’yahay kadib markii 2 doon oo ay siday kula qallibmeen meel udhow wadanka Yaman, Afhayeenka hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay Tamim Eleian ayaana sidan usheegay warbaahinta Associated Press.

Wuxuu intaasi ku daray labada doomood oo kale oo iyaguna qallibmay ay soo badbaadeen dadkii saarnaa.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.