Sunday, March 16, 2025
HomeUncategorizedDowladda Fedaraalka oo Sheegtay in Shisheeyuhu uu ka Daalay Dhaqaalihii ay ka...

Dowladda Fedaraalka oo Sheegtay in Shisheeyuhu uu ka Daalay Dhaqaalihii ay ka Heli Jirtay.

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ah Wasiirka Beeraha Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in Shisheeyaha uu ka daalay inuu dhaqaale ku bixiyo Dowladda Federaalka, caalamkuna isbedel xoogani ka socdo, sidaasi darteed ay haboontahay in qof weliba isku tashado.

Hadalkan ayaa ku biiraya warar ay jeediyeen masuuliyiin kala duwan oo katirsan Dowladda Federaalka, kuwaasoo dhamaantooda muujiyay walaca la xiriira taagdarida Dowladda Federaalka marba haddii ay hoos u dhacday taageeradii Shisheeyaha.

Halkaan ka Degso Warka Maareeye

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.