Deegaanka Kurtunwaarrey ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa lagu soo gebegebeeyay, dowro diini ah oo maamulka Islaamiga ee Shabeellaha Hoose u qabtay beesha Jiido, oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed.
Dowrada oo muda socotay waxaa lagu qaatay casharro kala duwan, waxaana ka faa’ideystay qeybaha kala duwan ee bulshada ku abtirsata beesah Jiido.