Dowradaan oo uu soo agaasimay maktabka Dacwada ee degmada Saakow, ayaa waxaa loosoo xiray 240 oo kamid ah haweenka wax ka barta macaahida iyo madaariista degmadaas.
Dowradda ayay haweenku ku qaadeen duruus kala duwan, waxaana munaasabaddii gabagaba u aheyd kasoo qeyb galay marti kala duwan.