Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsFaafaahin Kasoo Baxeysa Dad Aano Qabiil Loogu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

Faafaahin Kasoo Baxeysa Dad Aano Qabiil Loogu Dilay Duleedka Dhuusamareeb.

Dabley hubeysan ayaa habeen hore weerar ku qaaday dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa degaanka Galo oo qiyaastii 40 ujira magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxayna halkaasi ku dileen 2 wiil oo dhalinyaro ah, halka ay dhaawaceen mid kale.

Dadkan ayaa dilkooda lala xiriirinayaa aano qabiil, waxayna dhacdadani baqdini ku beertay dadk degaanka oo cabsi qaba in dagaal uu halkaasi ka dhaco.

Dagaallada ku saleysan qabyaallada ayaa daashada ummadda Soomaalida waxaana ka haboon in laga waantoobo maadaama la arkay xumaantiisa iyo inuu sabab unoqonayo in la laayo dad badan oo aan waxba galabsan.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.