Wariye Cabdisamad Cabdullaahi oo katirsan warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan ayaa ku sugan degmada Jilib, halkaas oo habeenkii xalay diyaaradaha dowladda Itoobiya ay ku burburiyeen xarumo ganacsi iyo goobo waxbarasho oo ku yaallay degmada.
Wuxuu ka waramayaa bal sida ay wax uga dheceen Jilib iyo khasaaraha ka dhashey duqeymaha Itoobiya.