Sunday, March 16, 2025
HomeAll NewsFaahfaahin Laga Helayo Duqeyn ay Diyaaradaha Itoobiya ka Geysteen Degmada Jilib.

Faahfaahin Laga Helayo Duqeyn ay Diyaaradaha Itoobiya ka Geysteen Degmada Jilib.[WARBIXIN]

Tiro dad ah ayaa ku dhaawacmay hanti badanna wey ku gubatay, duqeyn cadow-tooyo oo diyaaradaha Xabashidu ay ka geysteen degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbada-dhexe.

Wariyaheenna Cabdisamad Cabdullaahi oo ku sugan magaalada Jilib ayaa waxa uu wareysiyo la yeeshay, qaar kamid ah dadkii ku waxyeelloobay duqeynta, waxa uuna inooga diyaariyay warbixintaan.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Adeer Islaamka ragbuu leeyahay insha’allah waxaan idinka sugnaa waa jwb dag dag ah iyo Xabashida OO dharbaaxo kulul lugu dhufto insha’allah Ramadaan dhexdiisa allahuma Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.