Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsFahad Yaasiin oo ka Hadlay Faragalinta uu Imaaraatku ku Hayo Soomaaliya.

Fahad Yaasiin oo ka Hadlay Faragalinta uu Imaaraatku ku Hayo Soomaaliya.[DHAGEYSO]

Taliyihii hore ee Sirdoonka Dowladda Fedaraalka Fahad Yaasiin ayaa ka hadlay faragelinta ay xukuumadda Imaaraatka ku hayso dalka Soomaaliya.

Fahad Yaasiin ayaa sheegay in dowladda Imaaraat-ku ay faragelin wayn ku hayso dalka Soomaaliya, kuna lug leedahay khilaafka ka dhexjira Dowladda Fedaraalka iyo maamul goboleedyadeeda.

Wuxuu intaasi ku daray in xukuumaddan ay maamullada ka jira Soomaaliya ee shisheeyaha ku daaban ula dhaqanto sida Itoobiya oo kale.

Madaxda maamullada Soomaalida ee shisheeaha daacadda u ah ayuu sheegay iney gebigood iska hor keentay oo mid midka kale heshiis la ah uusan jirin.

Halkaan ka Degso Warka Fahad Yaasiin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.